Israel oo burburisay 12 dhisme iyo Xamaas oo qaaday talaabo aargoosi ah

Ciidanka Israa’iil ayaa sheegay iney gantaallo ku burburiyeen 12 guri oo ay leeyihiin hoggaamiyeyaal ka tirsan Qaza iyadoo saddex kamid ah guryahaas saaka la duqeeyay. Sida laga soo xigtay ciidanka Israa’iil, dagaalyahanada Falastiiniyiinta waxay u ahaayeen guryahan xarumaha hawlgalada iyo hoggaaminta. Guryaha saaka la beegsadey waxaa ka mid ah mid uu lahaa ku-xigeenka hoggaamiyaha ciidanka … Continue reading Israel oo burburisay 12 dhisme iyo Xamaas oo qaaday talaabo aargoosi ah